Madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya ee ku shirayey magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay inaysan dalka ka dhici karin doorasho qof iyo cod ah oo lagu qabto waqtigii loogu talogalay. from VOA https://ift.tt/2AWKx07 via IFTTT
No comments:
Post a Comment