Madaxweynayaasha Galmudug, Hirshabeelle, Jubbaland, Puntland iyo Koonfur Galbeed ayaa furitaankii shirka ka jeediyay khudbado ku aadan ahmiyadda shirka, wada tashi laga yeesho arrimaha doorashooyinka dalka iyo wada shaqeynta dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada.
from VOA https://ift.tt/3iW4NA7
via IFTTT
No comments:
Post a Comment