Laba ka tirsan ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa maanta ku dhintay laba kalena way ku dhaawacmeen qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, sida ay sheegeen saraakiisha booliiska. from VOA https://ift.tt/328VrLJ via IFTTT
No comments:
Post a Comment