Friday, July 10, 2020

Faaqidaadda Toddobaadka: Xaaladda siyaasadeed ee dalka

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu maanta ku saabsan yahay xaaladda siyaasadeed dalka ayada oo weli illaa iyo hadda aan la isku raacin xilliga la qabanayo doorashooyinka. Waxaa Muqdisho kasoo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.    

from VOA https://ift.tt/3elitRD
via IFTTT

No comments:

Post a Comment