Thursday, July 9, 2020

Mareykanka oo qabtay doon hub sidday oo ay leedahay Iran

Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo ayaa Arbacadii sheegay in ciidamada Mareykanka iyo kuwo xulufo la ah ay bishii June qabteen doon ay Iran leedahay oo hub u sidday kooxda Xuutiyiinta ee dalka Yemen.

from VOA https://ift.tt/2VXtClq
via IFTTT

No comments:

Post a Comment