Diyaar garow xooggan ayaa ka socda magaalada Dhuusomareeb ee xarunta maamulka Galmudug, kaasi oo loogu jiro shirka madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya ee berri halkaas ka furmaya. from VOA https://ift.tt/2Z8xySs via IFTTT
No comments:
Post a Comment