Cabdinuur Cali Mahdi oo ah wiil dhallinyaro ah oo kasoo jeeda Gobbolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa sameeyay Application carruurta ka caawinaya in ay si fudud wax u bartaan. from VOA https://ift.tt/3gCRMts via IFTTT
No comments:
Post a Comment