Friday, July 10, 2020

Farqiga u dhaxeeya qoraallada Kheyre iyo Farmaajo ee doorashada

Inkasta oo labada qoraal ee ra'iisul wasaaraha iyo madaxweynaha ay ka wada siman yihiin in doorasho la qabto, waqtigeedana ay ku dhacdo, haddana waxaa muuqata in macno ahaan iyo ujeedo ahaan kala duwan yihiin.

from VOA https://ift.tt/2W8AHjk
via IFTTT

No comments:

Post a Comment