Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa goor dhowayd ka degay magaalada Dhuusamareb ee xarunta Galmudug, si uu ugu biiro shirka madaxda maamul goboleedyada. from VOA https://ift.tt/2WjCguD via IFTTT
No comments:
Post a Comment