Dowladda UK ayaa soo bandhigtey qorshe ku kacaya lacag gaareysa 30 bilyan oo Gini oo lagaga hortagayo shaqo la'aan baahsan oo ka dhacday dalka, xilli uu dhqaalaha waddanka meel aad u hooseysa gaaray sababo la xiriira xanuunka COVID-19.
from VOA https://ift.tt/2ZM6Eik
via IFTTT
No comments:
Post a Comment