Tirada dhimashada banaan-baxyadii iyo rabshadahii qowmiyadeed ee ka dillaacay dalka Ethiopia toddaabdkii lasoo dhaafay, kadib dil loo geystay heesaa caan ahaa oo ka soo jeeday qowmiyadda Oromada, ayaa gaartay 239, sida ku cad tirokoob ay sameeyeen booliska.
from VOA https://ift.tt/2BOCF1d
via IFTTT
No comments:
Post a Comment