Sunday, July 12, 2020

Hotelka Madina ee Kismaayo oo dib loo furay sanad kadib weerarkii cuslaa

Mas'uulyiinta maamulka Jubaland iyo milkiilaha Hoteelka Madiina ee magaalada Kismaayo ayaa muddo sanad ah kadib dib u furay Hoteelkaasi kadib weerar khasaare xooggan oo naf iyo maalba isugu jiray oo lagu qaaday.

from VOA https://ift.tt/3fmVXJx
via IFTTT

No comments:

Post a Comment