Sunday, July 12, 2020

Dagaallo dhimasho badan oo ka dhacay Bardaale

Dagaallo u dhaxeeya ciidamada degmada Bardaale ee gobolka Baay iyo maleeshiyada Al-Shabaab ayaa ka dhacay deegaano hoos yimaada degmada, sida ay sheegeen mas'uuliyiinta.

from VOA https://ift.tt/32aYwKT
via IFTTT

No comments:

Post a Comment