Sunday, July 12, 2020

Wasiirka Cadaaladda oo ka hadlay dil uu gaystay askari ilaalo u ah

Wasiirka Caddaaladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyey dil ka dhacay magaalada Muqdisho oo loo gastay sarkaal ka tirsan xafiiska xeer ilaalinta Soomaalya. Dilka oo shalay ka dhacay waddada Maka Al-Mukarama, gaar ahaan agagaarka Xaaji Baasto ayaa waxaa gaystay mid ka mid ah ilaalada wasiirka. Warbixintan waxaa Muqdisho nooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.    

from VOA https://ift.tt/3iVLmHO
via IFTTT

No comments:

Post a Comment