Waxaa markii ugu horreysay magaalada Hargeysa laga furay xarunta la-talinta aroosyada, qorshaynta waqtiga iyo dhaqaalaha, iyadoo sidoo kale xaruntan lagu baranaayo qurxinta haweenka. from VOA https://ift.tt/31UcKQe via IFTTT
No comments:
Post a Comment