Saturday, July 11, 2020

Madaxda dowlad-goboleedyada oo ku shiraya Dhuusamareeb

Madaxweynayaasha dowlad-goboleedyada Soomaaliya ayaa maanta uu shir uga furmayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug. Qodobada ugu muhiimsan ee shirkan looga hadli doono ayaa waxaa ka mid ah arrimaha doorashooyinka dalka ee la filayo in dhowaan ay bilowdaan.

from VOA https://ift.tt/2DqLkY4
via IFTTT

No comments:

Post a Comment