Iska horimaad dhexmaray ciidamada booliska iyo malayshiyo hubeysan ayaa shalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo, sida ay sheegeen dadka degaanka, ayada oo booliska lagu eedeeyey inay awood badan isticmaaleen.
from VOA https://ift.tt/2ZjWKW4
via IFTTT
No comments:
Post a Comment