Idaacadda habeenimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka, barnaamijyo iyo wareysiyo ka turjumaya dhacdooyinka ka dhacaya daafaha Dunida.
from VOA https://ift.tt/2Ca8VMs
via IFTTT
Tuesday, July 14, 2020
Idaacadda Habeennimo
Muxuu go'aanka madax goboleedyada uga dhigan yahay guddiga doorashada?
Madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya ee ku shirayey magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay inaysan dalka ka dhici karin doorasho qof iyo cod ah oo lagu qabto waqtigii loogu talogalay.
from VOA https://ift.tt/2AWKx07
via IFTTT
Idaacadda Fiidnimo
Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka, barnaamijyo iyo wareysiyo ka turjumaya dhacdooyinka waqtigaasi ka dhacaya daafaha Dunida.
from VOA https://ift.tt/2Ztm4ZQ
via IFTTT
Kheyre oo ku biiray shirka Dhuusamareeb ee dowlad goboleedyada
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa goor dhowayd ka degay magaalada Dhuusamareb ee xarunta Galmudug, si uu ugu biiro shirka madaxda maamul goboleedyada.
from VOA https://ift.tt/2WjCguD
via IFTTT
Galka Baarista: Yaa mas'uul ka ah dilka shaqaalihii mashruuca UNMAS?
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dil dhacay sanad kahor oo loo gaystay shaqaale muruq maal Soomaaliyeed ahaa, oo ka shaqeynayey mashruuc ay maal-gelisay hay'adda la-dagaalanka miinooyinka QM ee UNMAS.
from VOA https://ift.tt/3fuoXz4
via IFTTT
Shaqaalihii la socday diyaarad ku burburtay Beledweyne oo badbaaday
Shaqaalihii la socday diyaarad xamuul sidday oo maanta ku burburtay garoonka diyaaraha ee magaalada Beledweyne ayaa dhammaan badbaaday.
from VOA https://ift.tt/2OpYkQ4
via IFTTT
Idaacadda Galabnimo
Idaacadda Galabnimo waxaad ku maqashaan wararka ugu danbeeya ee caalamka, barnaamijyo, ciyaaro, wareysiyo iyo waliba heeso.
from VOA https://ift.tt/3eqi9RW
via IFTTT
Weriye Gurbiye oo mar kale maxkamad lasoo taagay
Suxufiga Cabdicasiis Axmed Gurbiye, oo tifaftire ka ah warbaahinta Goobjoog, ayaa maanta mar kale horyimid maxkamadda Gobolka Banaadir.
from VOA https://ift.tt/3gT1J5W
via IFTTT
Diyaarad shil ku gashay garoonka Beledweyne
Wararka ka imanaya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in diyaarad soo degaysay garoonka magaalada Beledweyne ay shil gashay.
from VOA https://ift.tt/3frWOsF
via IFTTT
Idaacadda Duhurnimo
Idaacadda Duhurnimo waxaad qeybta hore ku maqli kartaa wararka ugu waaweyn ee Soomaaliya iyo Caalamka. Qeybta danbe ee idaacaddu waxay idiin soo gudbinaysaa barnaamijyo ku saabsan dhalinyarada maanta.
from VOA https://ift.tt/3esAqho
via IFTTT
Libya: Baarlamanka taageera Haftar oo ansixiyey faro-gelinta ciidamada Masar
Baarlamanka Libya ee fadhigiisu yahay bariga dalkaas ayaa meel mariyey mooshin lagu ansixinayo in ciidamada Masar ay soo faro-geliyaan dalkaas haddii loo baahdo, si ay u ilaaliyaan "amniga qaran" ee labada dal, xilli ay jirto wax ay ugu yeereen "qabsashada" Turkey.
from VOA https://ift.tt/302PSeY
via IFTTT
Minnesota: Walaac laga qabo dhallinyarada Soomaalida ee daroogada isticmaala
Waxaa isa soo taraya walaaca ay bulshada Soomaaliyeed ee Gobalka Minnesota ee dalkan Maraykanka ka qabto adeegsiga maandooriyaha ee kusoo badanaya dhallinyarada Soomaalida ee gobolka daggan.
from VOA https://ift.tt/38WwbJD
via IFTTT
Monday, July 13, 2020
Idaacadda Subaxnimo
Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba caalamka, barnaamijyo, wareysi xiiso leh, ciyaaraha, dhanbaallada dhagaystayaasha iyo waliba wargeysyada caalamku waxay saaka ku waabariisteen.
from VOA https://ift.tt/305Pcp3
via IFTTT
Idaacadda Habeennimo
Idaacadda habeenimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka, barnaamijyo iyo wareysiyo ka turjumaya dhacdooyinka ka dhacaya daafaha Dunida.
from VOA https://ift.tt/2Wfy7Ip
via IFTTT
Idaacadda Fiidnimo
Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka, barnaamijyo iyo wareysiyo ka turjumaya dhacdooyinka waqtigaasi ka dhacaya daafaha Dunida.
from VOA https://ift.tt/38QHEug
via IFTTT