Hay'adda ka faaloota xasaradaha caalamka ee marka magaceeda la soo gaabiyo la yiraahdo ICG ayaa sheegtay in Somalia ay heysato fursad ay ku sameyn karto isbedel dhinaca amniga iyo siyaasadda ah oo ay muddo u baahneyd.
from VOA http://ift.tt/2oU6ZzW
via IFTTT
Tuesday, May 2, 2017
ICG: Soomaaliya Waxay Haysataa Fursad weyn
Warbixin Cusub oo Laga Soo Saaray Burcad Badeeda Somalia
Warbixin cusub oo ay soo saartay hay'adda ka shaqaysa amniga badaha ee Oceans Beyond Piracy ayaa sheegaysa in feejignaantii maraakiibta ka gooshaysa badaha Soomaaliya iyo dadaalkii ciidamada caalamiga ah uu hoos u dhacay, taasina ay keentay halis laga qabo in budhcad badeedu dib usoo laabato. Warbixintan oo sannadle ah ayaa looga hadlay khasaaraha naf iyo dhaqaale ee ay dunida ugu kacaan falalka budhcad badeedda ah. Warbixintan waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.
from VOA http://ift.tt/2pTscdt
via IFTTT
Caruurta Nafqaddarrada Hayso ee Somalia oo Kordhay
Hay'adda Qaramada Midoobay ugu qaabilsan carruurta ee UNICEF ayaa sheegtay in la filayo in 50% ay kor u kacaan carruurta Soomaalida ee ay hayso nafaqaddarada sanandkan.
from VOA http://ift.tt/2qA1fHP
via IFTTT
Sarkaal Al-Shabaab ah oo Isu Dhiibay Jubaland
Wasiirka Amniga ee Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur ayaa sheegay in maanta uu maamulkooda isu soo dhiibtay sarkaal ka tirsan ururka Al-Shabaab.
from VOA http://ift.tt/2qomxf0
via IFTTT
Dowladda Somalia oo Faahfaahisay Shirka London
Mas'uuliyiinta dawladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyey ajendayaasha looga hadli doono shirka toddobaadka dambe ka furmaya magaalada London ee ay yeelanayaan beesha caalamka iyo Soomaaliya.
from VOA http://ift.tt/2oTI7IH
via IFTTT
Daacish oo Dib ugu soo Laabatay Qeybo ka Mid ah Mosul
Qarax baabuur oo ka dhacay bariga magaalada Mosul ee dalka Ciraq ayaa xaqiijiyey cabsidii ay taxliiliyayaasha siyaasadeed ka qabeen in howlgalka ka dhanka ah kooxdan uu gaarsiiyey guul-darro milatari balse aanu u geysan dib u dhac siyaasadeed.
from VOA http://ift.tt/2qzq1YL
via IFTTT
Monday, May 1, 2017
Trump oo Raba Inuu La Kulmo Kim Jong Un
Maalmo yar uun kadib marki uu ku celceliyey inuu ka fakarayo tallaabo millatari oo ka dhan ah Kuuriyada Waqooyi, ayuu madaxweyne Donald Trump sheegay inuu doonayo inuu la kulmo hogaamiyaha dalkaasi Kim Jong Un.
from VOA http://ift.tt/2pCoeol
via IFTTT