Saturday, June 1, 2019

Dhageyso Barnaamijka Caweyska Washington

Ku soo dhawaada barnaamijka Caweyska Washington. Toddobaadkan waxa soo jeedinaya Cabdixakiin Maxamed Shirwac.

from VOA http://bit.ly/2Xf5eKJ
via IFTTT

Dhageyso Barnaamijka Martida Makrafoonka

Ku soo dhawaada barnaamijka Martida Makrafoonka oo aan diiradda ku saareyno shirarka Sacuudiga uu ku baaqay ee Maka. Xuseen Barre Aaden ayaa soo jeedinaya.

from VOA http://bit.ly/2ELBPRa
via IFTTT

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinta Toddobaadka, oo aan aalaba dib dhageysatayasha ugu soo xasuusino dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee toddobaadka

from VOA http://bit.ly/2Xf57ih
via IFTTT

Dhageyso Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha, waxaa soo jeedinaya Casha Cuud iyo Ibrahim Daandureey.

from VOA http://bit.ly/2W8ylOu
via IFTTT

Muqdisho: Diyaar-garoowga Ciidda.

Suuqyada Magaalada Muqdisho ayaa waxaa si aada looga dareemayaa diyaar-garowga ay dadka ugu jiraan maalinta Ciidul-Fidriga ee todobaadkan.

from VOA http://bit.ly/2XsQyYk
via IFTTT

Shiinaha oo Dhisaya Dekedda Eyl ee Puntland

Maamulka Puntland ee Soomaaliya iyo Shirkadda CCECC ee dalka Shiinaha ayaa shalay kala saxiixday heshiis ay shirkaddaasi ku dhisi doonto dekedda Eyl iyo mashaariic kale.

from VOA http://bit.ly/2ENSzar
via IFTTT

Hogaamiyaasha Islaamka oo Taageeray Falastiin

Hogaamiyaasha 57-da waddan ee xubnaha ka ah Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa cambaareeyay go,aanki muranka badan dhaliyay ee ay dowladda Mareykanka magaalada Qudus ugu aqoonsatay caasimadda Israil.

from VOA http://bit.ly/2wy9UzK
via IFTTT