Trump ayaa la kulmi doona boqorada dalka Britain
from VOA http://bit.ly/2Z4j0Aw
via IFTTT
Sunday, June 2, 2019
Madaxweyne Donald Trump oo Saaka Tagaya Magaalada London
Wicitaanka Dhageystaha: Cabdiraxman Mukhtar
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa todobaadkaan marti ku ah Cabdiraxman Mukhtar oo u ololeeya arrimaha dhalinyarada Soomaalida ku nool gobolka Minnesota.
from VOA http://bit.ly/2JYaCz5
via IFTTT
Jarmaajo iyo Abiy Ahmed oo Addis ku Kulmay
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra'isul wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa maanta ku kulmay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia.
from VOA http://bit.ly/2IhmiJG
via IFTTT
Rabshado ka Dhacay Masjid Al-Aqsa
Rabshado ayaa maanta ka dhacay gudaha masaajidka barakeysan ee Al Aqsa ee magaalada Qudus, kaddib marki ay ciidamada booliska Israil gudaha u galeen, xilli ay halkaasi ku cibaadeysanayeen boqolaal Muslimiin Falastiiniyiin ah.
from VOA http://bit.ly/2QBwVuP
via IFTTT
Mareykanka oo Wax-kabaddalay Dalbashada Fiisooyinka
Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in hadda kaddib dadka soo dalbanaya fiisooyinka ama dal-ku-galka Mareykanka looga baahanyahay in ay soo gudbiyaan teleefannadooda, e-mail-adooda iyo cinwaanada ay ku leeyihiin baraha bulshada.
from VOA http://bit.ly/2JS0cAM
via IFTTT
Liverpool oo qaadday Koobka UCL
Kooxda Liverpool ee dalka Talyaaniga ayaa xalay ku guuleysatay koobka Naadiyada Horyaalada Yurub ee Uefa Champions League, kaddib marki ay ciyaarti kama danbeysta aheyd 2-0 ku garaacday kooxda Tottenham.
from VOA http://bit.ly/2wvH7f3
via IFTTT
Saturday, June 1, 2019
Dhageyso Barnaamijka Caweyska Washington
Ku soo dhawaada barnaamijka Caweyska Washington. Toddobaadkan waxa soo jeedinaya Cabdixakiin Maxamed Shirwac.
from VOA http://bit.ly/2Xf5eKJ
via IFTTT