Sunday, September 8, 2019

Idaacadda Duhurnimo

Idaacadda Duhurnimo waxaad qeybta hore ku maqli kartaa wararka ugu waaweyn ee Soomaaliya iyo Caalamka. Qeybta danbe ee idaacaddu waxay idiin soo gudbinaysaa barnaamijyo ku saabsan dhalinyarada maanta.

from VOA https://ift.tt/2ZTcIDD
via IFTTT

Saturday, September 7, 2019

Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba caalamka, barnaamijyo, wareysi xiiso leh, ciyaaraha, dhanbaallada dhagaystayaasha iyo waliba wargeysyada caalamku waxay saaka ku waabariisteen.

from VOA https://ift.tt/2ZR8nAU
via IFTTT

Dhageyso Caweyska Washington



from VOA https://ift.tt/3154GZL
via IFTTT

Barnaamijka Caweyska Washington

Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan caadooyinka kala duwan ee dunida iyo qodobkii Hal-abuurka iyo Heesaaga oo ay maanta marti ku tahay Canab Ismaaciil Jaamac (Marwo)

from VOA https://ift.tt/2zYmOsn
via IFTTT

Somaliland: Dood ka Dhalatay Keenista Shiidaalka

Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay soo dejin doonto Shidaal laga bilaabo 1da Bisha October ee soo socota, Iyadoo beenisay inay cid gaar ugu xidhayso keenista Shidaalka

from VOA https://ift.tt/2Lx5Pmh
via IFTTT

Idaacadda Fiidnimo

Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka, barnaamijyo iyo wareysiyo ka turjumaya dhacdooyinka waqtigaasi ka dhacaya daafaha Dunida.

from VOA https://ift.tt/2HSt3CC
via IFTTT

Xawaaladda Taaj oo la Abaal-mariyey

Xilli ay jiraan xaalado adag oo ay la kulmayaan xawilaadaha iyo bankiyada Soomaalida ayaa haddana waxaa ay bangiyadu wadaan dadaalo ay ku horumarinayaan hanaanka ganacsi ee daaha furan, iyada oo dhawaan hay'ad qiimeysa xawilaadaha ay abaal marin caalami ah siisay xawilaadda Taaj

from VOA https://ift.tt/2HT5aL4
via IFTTT