Magaalada Muqdishu waxaa maanta ka furmay shirka caalamiga ah ee Iskaahsiga Soomaaliya iyo Beesha Caalamka, kaasi oo la sheegay inay ka qaybgalayaan wakiillo matalaya ilaa 50 dawladood.
from VOA https://ift.tt/2mBZBJr
via IFTTT
Tuesday, October 1, 2019
Wasiirka difaaca oo ka hadlay la-dagaalanka Al-Shabaab
Shirka Madasha Iskaashiga oo Muqdisho ka furmay
Magaalada Muqdishu waxaa maanta ka furmay shirka caalamiga ah ee Iskaahsiga Soomaaliya iyo Beesha Caalamka, kaasi oo la sheegay inay ka qaybgalayaan wakiillo matalaya ilaa 50 dawladood.
from VOA https://ift.tt/2nrIdaN
via IFTTT
Idaacadda Duhurnimo
Idaacadda Duhurnimo waxaad qeybta hore ku maqli kartaa wararka ugu waaweyn ee Soomaaliya iyo Caalamka. Qeybta danbe ee idaacaddu waxay idiin soo gudbinaysaa barnaamijyo ku saabsan dhalinyarada maanta.
from VOA https://ift.tt/2oRPjWk
via IFTTT
Salami: Burburinta Israel hadda kadib ma ahan riyo kaliya
Taliyaha ciidamada Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iran ayaa sheegay in burburinta cadowgooda koowaad ee Israel ay noqotay "hadaf lagu guuleysan karo" sababo la xiriira horumarka teknooloji ee dalkiisa uu sameeyey.
from VOA https://ift.tt/2muxlbA
via IFTTT
Saalax Khaashuqji oo difaacay boqortooyada Sacuudiga
Wiilka suxufiga reer Sacuudi ee la dilay ee Jamal Khaashuqji, kaasi oo beeniyey inuu heshiis lacageed la gaaray dowladda, ayaa maanta aad u difaacay boqortooyada, ka hor sanad guuradii koowaad ee dilka.
from VOA https://ift.tt/2nm1FFK
via IFTTT