Idaacadda Galabnimo waxaad ku maqashaan wararka ugu danbeeya ee caalamka, barnaamijyo, ciyaaro, wareysiyo iyo waliba heeso.
from VOA https://ift.tt/2LY9jzR
via IFTTT
Tuesday, October 8, 2019
Idaacadda Galabnimo
Galka Baarista: Maxaan ka ognahay kiiska Cabdiwaaxid Khaliif?
Barnaamijka Galka Baarista oo la hadlay dhinacyo kala duwan ayaa soo bandhigaya xogta Cabdiwaaxid Khaliif Cabdi oo 28-kii September ay booliska Kenya bartooda twitter-ka ku qoreen inuu dalkooda soo galay.
from VOA https://ift.tt/321CIi4
via IFTTT
Hooyada wiil 9 sano ku xiran Tanzania oo codsi dirtay
Hooyo Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Canab Cali Faarax ayaa ugu baaqday mas'uuliyiinta Soomaaliya inay gacan ka gaysteen sii daynta wiil ay dhashay iyo tododba qof oo kale oo Soomaali ah oo ay sheegtay inay ku xiran yihiin dalka Tanzania.
from VOA https://ift.tt/2VmrxxQ
via IFTTT
Somaliland oo ciqaab adag kasoo saartay dhoofinta duur joogta
Somaliland ayaa sheegtay inay ciqaab adag mudan doonaan dadka sida sharci daradda ah u dhoofiya Duur joogta.
from VOA https://ift.tt/33aHWbt
via IFTTT
Subscribe to:
Posts (Atom)