Friday, November 1, 2019

Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba caalamka, barnaamijyo, wareysi xiiso leh, ciyaaraha, dhanbaallada dhagaystayaasha iyo waliba wargeysyada caalamku waxay saaka ku waabariisteen.

from VOA https://ift.tt/2Nxnc7t
via IFTTT

CPJ: Suxufiyiinta Soomaaliya oo aan caddaalad helin

Soomaaliya ayaa sanadkii shanaad kaalinta koowaad ka gashay liiska wadamada aan la ciqaabin dadka dhibaateeya wariyeyaasha.

from VOA https://ift.tt/2NzHUDE
via IFTTT

Idaacadda Fiidnimo

Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka, barnaamijyo iyo wareysiyo ka turjumaya dhacdooyinka waqtigaasi ka dhacaya daafaha Dunida.

from VOA https://ift.tt/2Pz8P5o
via IFTTT

CPJ: Soomaaliya oo 1-aad kaga jirta adduunka dadka dhibaateeya wariyayaasha oo aan lala xisaabtamin



from VOA https://ift.tt/2C0PXUQ
via IFTTT

Itoobiya: 78 qof oo ku geeriyooday rabshadaha

Dowladda Itoobiya ayaa xaqiijisay in 78 qof lagu dilay isku dhacyo isir ku saleysan oo ka dhacay Gobolka Oromada, Gobolka Harari iyo magaalada Diridhabe.

from VOA https://ift.tt/34jkEAL
via IFTTT

Idaacadda Galabnimo

Idaacadda Galabnimo waxaad ku maqashaan wararka ugu danbeeya ee caalamka, barnaamijyo, ciyaaro, wareysiyo iyo waliba heeso.

from VOA https://ift.tt/2WuKi2S
via IFTTT

Aqalka Hoose ee Mareykanka oo Baaraya Madaxweyne Trump

Aqalka Hoose ee Koongareeska Maraykanka ayaa shalay si rasmi ah u furay baaritaanka lagu samaynayo haddii uu Madaxweyne Donald Trump ku kacay falal ka baxsan awoodihiisa dastuuriga ah.

from VOA https://ift.tt/34gS4zO
via IFTTT