Sunday, November 10, 2019

Madaxweynayaashii hore oo ka degay Beledweyne

Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka degay magaalada Beledweyne goor dhowayd si ay halkaasi u gaarsiiyaan gargaar.

from VOA https://ift.tt/2CwvSpA
via IFTTT

Saturday, November 9, 2019

Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba caalamka, barnaamijyo, wareysi xiiso leh, ciyaaraha, dhanbaallada dhagaystayaasha iyo waliba wargeysyada caalamku waxay saaka ku waabariisteen.

from VOA https://ift.tt/2Q35M5D
via IFTTT

Idaacadda Fiidnimo

Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka, barnaamijyo iyo wareysiyo ka turjumaya dhacdooyinka waqtigaasi ka dhacaya daafaha Dunida.

from VOA https://ift.tt/2WVjVTY
via IFTTT

Baarista Trump oo Marxalad Cusub Gashay

Xubnaha Dimuquraadiyiinta Mareykanka ee Aqalka Hoose ayaa bilaabaya waji cusub oo ay gashay baarista ku aaddan dambiyo ay doonayaan in Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ay ku soo gole-joojiyaan todobaadka soo socda

from VOA https://ift.tt/2NyQlAx
via IFTTT

Idaacadda Galabnimo

Idaacadda Galabnimo waxaad ku maqashaan wararka ugu danbeeya ee caalamka, barnaamijyo, ciyaaro, wareysiyo iyo waliba heeso.

from VOA https://ift.tt/32CuhJK
via IFTTT

Turkiga oo Celinaya Muwaadiniinta Yurub ee Daacish

Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in Isniinta soo socta ay dib u celin doonto dhammaan dadka haysta dhalashada dalalka Midwga Yurub ee ka Tirsanaa Daacish kuna jira xabsiyada Turkiga

from VOA https://ift.tt/2pVq32o
via IFTTT

Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka

Barnaamijka Dhacdooyinka ee tooddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan qoddobo ay ku jiraan muranka baarlamaanka Puntland iyo siyaasadda Somaliland, ka dib eeddii ka timid Dr. Gaboose

from VOA https://ift.tt/36Id4lj
via IFTTT