Sunday, December 1, 2019

Idaacadda Galabnimo - 1600

Idaacadda Galabnimo waxaad ku maqashaan wararka ugu danbeeya ee caalamka, barnaamijyo, ciyaaro, wareysiyo iyo waliba heeso.

from VOA https://ift.tt/34DqSMz
via IFTTT

Ra'iisal Wasaaraha Ciraaq oo Is-casilay

Isaga oo tixraacayay qodobka 76 ee dastuurtak dalkaasi, ayuu afhayeenka baarlamaanka Mohammad al-Halbusi Axadda maanta ah sheegay, in madaxweyne Barham Saleh uu weydiisan doono xisbiga ugu weyn baarlamaanka in uu soo magacaabo Ra'isulwasaare cusub

from VOA https://ift.tt/2P2K2Vf
via IFTTT

Idaacadda Duhurnimo

Idaacadda Duhurnimo waxaad qeybta hore ku maqli kartaa wararka ugu waaweyn ee Soomaaliya iyo Caalamka. Qeybta danbe ee idaacaddu waxay idiin soo gudbinaysaa barnaamijyo ku saabsan dhalinyarada maanta.

from VOA https://ift.tt/2Y1MFeg
via IFTTT

Saturday, November 30, 2019

Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba caalamka, barnaamijyo, wareysi xiiso leh, ciyaaraha, dhanbaallada dhagaystayaasha iyo waliba wargeysyada caalamku waxay saaka ku waabariisteen.

from VOA https://ift.tt/2Dz3Ie8
via IFTTT

Lemma oo Diiday Qorshaha Abuurista Hal Xisbi Siyaasadeed

Wasiirka Difaaca ee Ethiopia oo aad ugu dhowaa Ra'isulwasaare Abiy Ahmed, ayaa dhaleeceeyey qorshaha loogu bedelayo Isbahaysigii EPRDF ee Itoobiya maamulayay xisbi qura, taasi oo muujineysa kala qeybsanaan ka hor doorashada qorsheysan in la qabto sanadka danbe ee 2020-ka

from VOA https://ift.tt/2OBHHlp
via IFTTT

Barnaamijka Martida Mikrofoonka

Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Xassan Xaaji Ibraahim oo ah aqqoon-yahan ka faallooda arrimaha Soomaaliya. Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiwali.  

from VOA https://ift.tt/37W11BA
via IFTTT

Barnaamijka Caweyska Washington

Barnaamijka Caweyska Washington todobaadkan waxaa ku jira sheekooyin xiiso badan oo ay ka mid tahay malaayiin qof oo u kala safraya gobollada Mareykanka iyo qeybtii hal abuurka iyo heesaaga ayaad maqli doontaan.

from VOA https://ift.tt/2OWUWMk
via IFTTT