Sunday, December 1, 2019

Xuska Maalinta Xanuunka AIDS-ka

Dhageyso warbixin iyo wareysiyo ku saabsan dadka la nool xanuunkan oo ku kala sugan magaalooyinka Muqdisho, Garoowe, iyo Hargeysa

from VOA https://ift.tt/2Y550XF
via IFTTT

Ethiopia: Soomaalida iyo Xisbiga Cusub

Maalintii shalay ayaa shirweyne ka dhacay Gobolka Ismaamulka Soomaalida lagu ansixiyey ku biiritaanka xisbiga cusub ee Barwaaqada Itoobiya oo beddelaya xisbiga talada soo hayey ee EPRDF

from VOA https://ift.tt/2ODBCoE
via IFTTT

Dhageyso Is-maamulka Soomaalida iyo Xisbiga Cusub



from VOA https://ift.tt/2ss8aJk
via IFTTT

Dhageyso Xuska Maalinta AIDS-ka



from VOA https://ift.tt/33G5ncu
via IFTTT

Dhageyso barn. Wicitaanka



from VOA https://ift.tt/33G5kNQ
via IFTTT

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah xildhibaan Cabdullaahi Abuukar Xaaji (Injineer Carab) oo ka jawaabaya su'aalaha dhageystayaasha VOA ee la xiriira ansixinta sharciga Isgaarsiinta Somalia

from VOA https://ift.tt/2qTk3b5
via IFTTT

Idaacadda Galabnimo - 1600

Idaacadda Galabnimo waxaad ku maqashaan wararka ugu danbeeya ee caalamka, barnaamijyo, ciyaaro, wareysiyo iyo waliba heeso.

from VOA https://ift.tt/34DqSMz
via IFTTT