Dibadbaxyada ka socda Mareykanka ee looga soo horjeedo tacaddi ay ku keceen ciidamada Booliska ee Minneapolis ayaa dhaliyay cabsi laga qabo in uu sii fido cudurka coronavirus.
from VOA https://ift.tt/2XMpcOA
via IFTTT
Monday, June 1, 2020
Dibad-baxyada ka socda Mareykanka oo dhaliyey cabsi cusub
Idaacadda Duhurnimo
Idaacadda Duhurnimo waxaad qeybta hore ku maqli kartaa wararka ugu waaweyn ee Soomaaliya iyo Caalamka. Qeybta danbe ee idaacaddu waxay idiin soo gudbinaysaa barnaamijyo ku saabsan dhalinyarada maanta.
from VOA https://ift.tt/2TY11vv
via IFTTT
Imaaraadka oo ka hadlay qorshaha ay Israel ugu darsaneyso Daanta Galbeed
Sarkaal sare oo u dhashay dalka Imaaraadka Carabta ayaa maanta sheegay in tallaabo kasta, oo hal dhinac, oo Israel ay ugu darsaneyso qeybo ka mid ah Daanta Galbeed, ay dib u dhac weyn ku noqon doonto hanaanka nabadda Bariga Dhexe.
from VOA https://ift.tt/2TVpjpC
via IFTTT
Saameynta rabshadaha Mareykanka ay ku yeesheen ganacsiyada Soomaalida
Waxaa dalka Mareykanka kusii fidaya rabshadaha ka dhashey dilkii George Floyd oo ahaa nin madow ah oo ay booliisku ku dileen gobolka Minnesota, waxayna saameyn ku yeesheen oo ay ku burbureen ganacsiyo ay ku jiraan kuwa ay maamulaan Soomaalida.
from VOA https://ift.tt/2MkxQhT
via IFTTT
Sunday, May 31, 2020
Idaacadda Subaxnimo
Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba caalamka, barnaamijyo, wareysi xiiso leh, ciyaaraha, dhanbaallada dhagaystayaasha iyo waliba wargeysyada caalamku waxay saaka ku waabariisteen.
from VOA https://ift.tt/2XLT7q1
via IFTTT
Idaacadda Fiidnimo
Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka, barnaamijyo iyo wareysiyo ka turjumaya dhacdooyinka waqtigaasi ka dhacaya daafaha Dunida.
from VOA https://ift.tt/3dn00Vh
via IFTTT