Monday, June 1, 2020

Idaacadda Habeennimo

Idaacadda habeenimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka, barnaamijyo iyo wareysiyo ka turjumaya dhacdooyinka ka dhacaya daafaha Dunida.

from VOA https://ift.tt/3cmVghg
via IFTTT

Idaacadda Fiidnimo

Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka, barnaamijyo iyo wareysiyo ka turjumaya dhacdooyinka waqtigaasi ka dhacaya daafaha Dunida.

from VOA https://ift.tt/2ZYG1Zm
via IFTTT

Kiisaska Coronavirus ee Soomaaliya oo dhaafay 2,000

Kiisaska cudurka Coronavirus ee Soomaaliya ayaa dhaafay 2,000 kadib markii dowladda ay shaaca ka qaaday kiisas hor leh oo la diiwaan-geliyey 24-kii saac ee lasoo dhaafay.

from VOA https://ift.tt/3gIPD03
via IFTTT

Idaacadda Galabnimo

Idaacadda Galabnimo waxaad ku maqashaan wararka ugu danbeeya ee caalamka, barnaamijyo, ciyaaro, wareysiyo iyo waliba heeso.

from VOA https://ift.tt/2XP01dZ
via IFTTT

Soomaaliya oo shatiga duulimaad kala laabatay shirkado Kenyan ah

Dawladda Soomaaliya ayaa liisankii duulimaadka ay ku iman lahaayeen Soomaaliya kala noqotay diyaaradaha laba shirkadood oo ka diiwaan-gashan dalka Kenya.

from VOA https://ift.tt/2XkIECQ
via IFTTT

Sacuudiga 'oo soo riday diyaarado lagu soo weeraray'

Isbaheysiga uu hogaamiyo Dalka Sacuudiga ee Yemen ayaa soo riday laba duyuuradood oo ahaa nuuca aan duuliyaha laheyn kuwaasi oo ay kooxda Xuuthiyiintu ku weerareen dhulka boqortooyada sida ay wakaaladda wararka ee Sacuudigu ka soo xigatay afhayeen u hadlay Isbaheysiga.   Diyaaradahan yaryar oo loo yaqaan Drones ayaa lagu weeraray magaalada Khamis Mushait ee ku taalla xuduudka labada dal, waxaana wakaaladda wararka ee Sacuudigu ay ku eedeysay kooxda Xuuthiyiintu iney beegsanayaan goobo dadweyne.   Jabhadda Xuuthiga ah ayaan wali xaqiijin weerarkan. Kooxdan ayaa Axaddii soo warisay in diyaaradaha Isbahaysiga uu Sacuudigu hogaamiyo ay duqeymo ka gaysteen dhowr gobol oo uu ku jiro gobolka Ma'rib halkaasi oo ay dagaallo ka socdeen saddexdii bilood ee la soo dhaafay.   Xabad joojin ay Boqortooyada Sacuudigu ku dhawaaqday bishii April ayaa dhamaatay toddobaadkii hore iyadoo aysan jirin heshiis rasmi ah ka dib markii falaagada xuuthiyiintu ay diideen iney qeyb ka noqdaan heshiis laga gaaro colaadda.  

from VOA https://ift.tt/3gFC8OJ
via IFTTT

Dibad-baxyada Mareykanka oo ku baahay caalamka

Kumanaan qof ayaa maanta oo Isniin ah dalka New Zealand ku qabtay banaanbax ay midnimo ugu muujinayeen debedbaxyada ka socda magaalooyinka Mareykanka ee looga dhiidhinayo dilkii ay askar ka tirsan ciidamada booliska ee magaalada Minneapolis kula keceen George Floyd.

from VOA https://ift.tt/3dockVm
via IFTTT