Friday, March 31, 2017

Faaqidaadda: Ansixinta Golaha Wasiirada Cusub

Barnaamijka faaqidaadda toddobaadka waxaan ku eegeynaa sida loo arko ansixinta golaha wasiirada iyo waxa laga filayo wasiirada.

from VOA http://ift.tt/2nqz8K8
via IFTTT

Sanaag: Dhallinyaro Lacag u Ururiyey Abaaraha

Dhalinyaro ku sugan gobolka Sanaag ayaa VOA u sheegay inay abaarta taagan ay ku qasabtay inay fadhiga ka kacaan oo dadka wax u qabtaan.

from VOA http://ift.tt/2nDj3BL
via IFTTT

Tillerson oo Kulan la Leh Isbaheysiga NATO

Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Rex Tilelrson, oo dhigaggiisa gaanshaanbuurta NATO la kulmay, ayaa magaaalda Brussels ka sheegay in looga baahan yahay inay sare u qaadaan miisaaniyadda gaashaandhigga dalalkooda.

from VOA http://ift.tt/2nDqcBV
via IFTTT

Madaxweynaha Golaha Yurub oo ka Hadlay Brexit

Madaxweynaha Golaha Yurub ayaa sheegay in nolosha dadka ay noqon doonto muhiimadda koowaad marka ay timaado go'aanada wada-xaajoodyada Britain ay uga baxeyso Midowga Yurub.

from VOA http://ift.tt/2nCVtFb
via IFTTT

22 Qof oo ku Dhintay Qarax ka Dhacay Pakistan

Saraakiisha dalka Pakistan ayaa sheegay in qarax bam oo xooggan uu ruxay suuq mashquul badan oo ku yaalla magaalo qabaa'ilka degaan oo dhacda waqooyiga galbeed ee dalkaas ee xuduuda Afghanistan, halkaasi oo 22 qof ay ku dhinteen in ka badan 50 kalena ay ku dhaawacmeen.

from VOA http://ift.tt/2nm0O1X
via IFTTT

Thursday, March 30, 2017

Golaha Wasiirada Oo Yeeshay Kulankii Ugu Horreeyey

Golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay kulankoodii ugu horreeyey kadib markii uu shalay ansixiyey baarlamanka.

from VOA http://ift.tt/2nPE8en
via IFTTT

Somaliland oo ka Hadashay Tuhunno la Xiriira Afduubyo

Dhawaanahan waxa magaalooyin ka mid ah Somaliland ka dhacayay falal la sheegay in da'yarta qaarkood dad aan la aqoonsani afduub kula kaceen, waxaana maanta ka hadlay taliska booliiska.

from VOA http://ift.tt/2nz1hQ6
via IFTTT