Guddi xeer-beegti ah oo todobaadyadi lasoo dhaafay eegayay dacwad dil ah oo lagu soo oogay Maxamed Nuur oo horay uga tirsanaa booliiska magaalada Minneapolis, gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa ku helay laba danbi oo dil ah.
from VOA http://bit.ly/2V7fKXq
via IFTTT
Tuesday, April 30, 2019
Sarkaal Maxamed Nuur oo Danbi Lagu Helay
Dab ka kacay suuqa Bakaaraha
Dab ayaa caawa ka kacay suuqa Bakaaraha, gaar ahaan agagaarka qeybta Cabdalla-Shiddeyaha. Lama garanayo illaa iyo hadda sababta dhalisay in uu dabkaasi kaco.
from VOA http://bit.ly/2GFkqcQ
via IFTTT
Mareykanka oo liiska argagixisada ku daraya Ikhwaanul Muslimiin
Aqalka Cad ayaa maanta sheegay in Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu ka fikirayo inuu ururka Akhwaanul Muslimiin ee dalka Masar uu ku daro liiska ururada orgagixisada.
from VOA http://bit.ly/2PENzJe
via IFTTT
Qeybo ka mid ah Sanaag oo la geliyey xaalad deg deg ah
Warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Somaliland ayaa lagu sheegay in sadex degmo oo ka tirsan gobolka Sanaag oo ay ku jirto magaalada caasimadda gobolkaasi ee Ceerigaabo lagu soo rogay xaalad deg deg ah.
from VOA http://bit.ly/2DDZL8k
via IFTTT
Dad ku eedeysan dilka Axmed Dowlo oo xukun lagu riday
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil ah ku ridday saddex qof oo lagu helay inay horey u dileen nin lagu magacaabo Axmed Mukhtaar Dowlo, bishii Sebtember sannadkii hore.
from VOA http://bit.ly/2J6IqZd
via IFTTT
Daacish oo baahisay muuqaal ay ku sheegtay Al-Baghdadi
Kooxda Daacish ayaa Isniintii soo saartay muuqaal cusub, oo ay ku sheegtay inuu muujinayo hoggaamiyaheeda baxsadka ah oo farriin u diraya taageerayaashiisa.
from VOA http://bit.ly/2vq4rKL
via IFTTT
Monday, April 29, 2019
Rod Rosenstein, Xeer-ilaaliye ku xigeenkii Mareykanka oo is casiley
Ku xigeenka xeer ilaaliyaha guud ee Mareykaka Rod Rosenstein, ayaa shaaca ka qaaday in uu is casilaayo islamarkaasina uu shaqada ka tagaayo 11-ka bisha May ee soo socota.
from VOA http://bit.ly/2IRhiy4
via IFTTT