Marxuumka oo lagu magacaabo Maxamed Cabdi Khayre (Fiimto) ayaa la dilay xilli uu kasoo baxay masjid uu saaladda Taraawiixda kusoo tukaday waxaana dad goobjoog ahaa ay sheegeen in labo oo dhalinyaro ah oo kuhubaysan bastoolado ay ka toogteen madaxa.
from VOA http://bit.ly/2WhUFKy
via IFTTT
Friday, May 31, 2019
Galkacyo: Sarkaal ka Tirsanaa QM oo la Dilay
Virginia: Toogasho lagu Dilay 11 Qof
Taliyaha booliiska magaalada Virginia Beach, James Cervera ayaa sheegay in qofkii toogashada geystay uu si degdeg ah oo aan kala sooc lahayn xabbad ula dhacay dhibanayaashiisii, isaga oo dhismaha dawladda hoose galay saacaddu markii ay in yar dhaaftay 4tii galabnimo ee shalay
from VOA http://bit.ly/2KgNLhj
via IFTTT
Faaqidaadda: Cabashada warbaahinta ee dowladda Somalia
Barnaamijka Faaqidaadda waxa uu ku sabasan yahay cabashooyin ay bahda warbaahinta Muqdisho ka qabto dowlada Soomaaliya oo ah inay isku dayeyso inay xakameyso in warbaahinta ay tagaan goobaha ay ka dhacaan qaraxyada iyo dhacdooyinka kale ee u baahan in bulshada loo gudbiyo. Waxaa soo jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.
from VOA http://bit.ly/2XcBi1P
via IFTTT
Roobab waxyeello gaystay oo ka da'ay Puntland
Roob xoog badan oo ka da'ay gobollada Puntland ayaa sababay in waxyeelo ay soo gaarto wadada laamiga ah ee isku xirta gobollada Puntland. Roobabkan ayaa sababay shilal is-daba joog ah oo ka dhacay inta u dhexeyasa Boosaso iyo Qardho kuwaasoo sababay dhimasho dhaawac iyo burbur hantiyeed. Weriyha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixin nooga soo dirtay magaalaad Boosaaso.
from VOA http://bit.ly/2EKFhvt
via IFTTT
Soomaali laga qaaday Yemen oo la geeyey Berbera
125 qof oo isugu jiray duma, rag iyo caruur oo dooni ay ka qaaday Dekedda Cadan ee dalka Yemen galabtii Arbacadii la soo dhaafay ayaa la geeyey magaalada Berbera.
from VOA http://bit.ly/2W5tOfN
via IFTTT
UNHCR oo qaxooti ay Soomaali ku jiraan ka qaaday Libya
Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa khamiistii shalay si nabdoon uga daad gureysay dalka Libya 149 qof oo qaxooti iyo megangalyo doon isugu jira, iyadoo geysay dalka Talyaaniga.
from VOA http://bit.ly/2EHjwfJ
via IFTTT
Iran "Sacuudiga waxay u faa'iidaynayaan Yahuudda"
Iran ayaa ku eedeysay Sacuudiga inay kala qeybsanaan ka abuurayaan gobolka si ay ugu faa'iideeyaan Israel, kadib markii boqortooyada ay marti-gelisay kulan madaxeed ay leeyihiin hogaamiyayaasha Carabta iyo Khaliijka, oo lagu raadinayo taageero ka dhan ah Jamhuuriyadda Islaamiga ah.
from VOA http://bit.ly/2W2O1D1
via IFTTT