Maxkamadda racfaanka Gobalka Nugaal ayaa diidday racfaanka ay qaateen seddex dhalinyaro ah oo bishii hore lagu helay inay kufsi wadareed iyo dil u gaysteen gabadh 12 sano jir ah oo lagu magacaabi jiray Caasho Ilyees Aadan magaalada Gaalakacayo, falkaas oo dhacay bishii bishii Febrayao ee sannadkan
from VOA https://ift.tt/2XH2FVd
via IFTTT
Sunday, June 30, 2019
Racfaanka Raggii Dilay Caasha Ilyaas oo la Diiday
Barn. Wicitaanka Dhageystaha
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Guddoomiyaha Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed, Maxamed Ibraahim Macallimu, oo ka jawaabaya su'aalo ku saabsan xaalka saxaafadda Soomaalida ee xiligan
from VOA https://ift.tt/2Jdszqq
via IFTTT
Bannaanbaxyo Mar Kale ka Socda Sudan
Ciidamada booliska ayaa u adeegsaday suntan dadka ka ilmeysiisa kumannaan qof oo maanta isugu soo ururay magaalada Khartoum si ay uga qeybgalaan bannaanbax ka dhan ah jeneraallada militariga ee awoodda ku qabsaday dalka Sudan.
from VOA https://ift.tt/2RJWLNK
via IFTTT
Trump iyo Kim oo ku Kulmay Xadka Labada Kuuriya
Donald Trump ayaa noqday madaxweynihi ugu horreeyay oo Mareykan ah oo cagta dhiga waddanka Kuuriyada Waqooyi, kaddib marki isaga oo jooga goobta milatariga ka caagan ee u dhaxeysa labada Kuuriya, uu u tallaabay dhinaca xadka Kuuriyada Waqooyi.
from VOA https://ift.tt/2xkBHE7
via IFTTT
Saturday, June 29, 2019
Dhageyso Barnaamijka Caweyska Washington
Ku soo dhawaada Barnaamijka Caweyska Washington oo qodobbo xiiso leh ay ku jiraan. Sahra Ciidle Nuur, ayaa soo jeedineysa.
from VOA https://ift.tt/2IWG5ja
via IFTTT
Dhageyso: Barnaamijka Martida Makrafoonka
Ku soo dhawaada barnaamijka Martida Makrafoonka. Waxa soo jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiwali.
from VOA https://ift.tt/2Xe0jZE
via IFTTT
Khalifa Haftar oo Turkiga u Hanjabay
General Khalifa Haftar oo maleeshiyaad daacad u ah ay ka dagaallamaan Libya ayaa ku goodiyay inuu weerari doono danaha Turkiga ee Libya, ka dib markii dib u dhac weyn uu kala kulmay dadaalkii uugu jiray inuu ku qabsado caasimadda dalkaasi ee Tripoli.
from VOA https://ift.tt/31ZDeh1
via IFTTT