Saturday, September 7, 2019

Idaacadda Fiidnimo

Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka, barnaamijyo iyo wareysiyo ka turjumaya dhacdooyinka waqtigaasi ka dhacaya daafaha Dunida.

from VOA https://ift.tt/2HSt3CC
via IFTTT

Xawaaladda Taaj oo la Abaal-mariyey

Xilli ay jiraan xaalado adag oo ay la kulmayaan xawilaadaha iyo bankiyada Soomaalida ayaa haddana waxaa ay bangiyadu wadaan dadaalo ay ku horumarinayaan hanaanka ganacsi ee daaha furan, iyada oo dhawaan hay'ad qiimeysa xawilaadaha ay abaal marin caalami ah siisay xawilaadda Taaj

from VOA https://ift.tt/2HT5aL4
via IFTTT

Dhageyso Abaal-marinta Xawaaladda Taaj



from VOA https://ift.tt/2ZVEnEb
via IFTTT

Dhageyso Soo dejinta Bartoolka Somaliland



from VOA https://ift.tt/2HSX0lK
via IFTTT

Barnaamijka Martida Mikrofoonka

Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ha Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo ka hadlaya siyaasadda Somaliland ee xaaladaha siyaasadda iyo bulsho

from VOA https://ift.tt/2ZVDYBF
via IFTTT

Dhageyso Barn. Martida



from VOA https://ift.tt/2HU0pRl
via IFTTT

Ciyaaryahanno Hore oo ka Hadlay Guushii X. Qaranka

Cayaartoy barisamaadkii usoo cayaaray xulka qaranka Soomaaliya ayaa ka hadlay guusha uu xulka qaranka Khamiistii ka gaaray lugta hore ee cayaar ka tirsaneyd is reeb-reebka koobka adduunka ee ka dhacday magaalada Jabuuti

from VOA https://ift.tt/31f9qvO
via IFTTT