Tuesday, October 8, 2019

Kenya oo wajahaysa xasarad daroogada Heroin-ta ah

Kenya waxaa haysta dhibaato: Waxa ay la halgamaysaa tirada dadka isticmaala daroogada heroin-ta oo sii kordhaya.

from VOA https://ift.tt/33e1FqC
via IFTTT

Idaacadda Duhurnimo

Idaacadda Duhurnimo waxaad qeybta hore ku maqli kartaa wararka ugu waaweyn ee Soomaaliya iyo Caalamka. Qeybta danbe ee idaacaddu waxay idiin soo gudbinaysaa barnaamijyo ku saabsan dhalinyarada maanta.

from VOA https://ift.tt/2oeVnZh
via IFTTT

Trump oo ku hanjabay burburinta dhaqaalaha Turkey

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in ciidamada Mareykanka aysan hor is-taagi doonin Turkish-ka oo la filayo inay weeraraan Kurdish-ka Syria, hase yeeshee waxa uu ku hanjabay inuu burburin doono dhaqaalaha Turkiga, haddii ay ku fogaadaan.

from VOA https://ift.tt/31YfARo
via IFTTT

Dilalka dhallinyarada Soomaalida Toronto oo kordhay

Soomaalida ku nool magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa dadaallo ay sameeyeen sanadkii hore wuxuu sababay in hoos u dhac weyn uu ku yimaado dilalka dhallinyarada, balse tan iyo billowgii sanadkan 2019-ka waxaa la sheegayaa in tirada dilalka iyo dhaawaca ay kordhayaan.

from VOA https://ift.tt/2MmtKWa
via IFTTT

Dilalka dhallinyarada Soomaalida Toronto oo kordhay



from VOA https://ift.tt/2p5oQ7G
via IFTTT

Monday, October 7, 2019

Idaacadda Subaxnimo

Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba caalamka, barnaamijyo, wareysi xiiso leh, ciyaaraha, dhanbaallada dhagaystayaasha iyo waliba wargeysyada caalamku waxay saaka ku waabariisteen.

from VOA https://ift.tt/30RJdCF
via IFTTT

Idaacadda Habeennimo

Idaacadda habeenimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka, barnaamijyo iyo wareysiyo ka turjumaya dhacdooyinka ka dhacaya daafaha Dunida.

from VOA https://ift.tt/2Vq1E0m
via IFTTT