Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in Isniinta soo socta ay dib u celin doonto dhammaan dadka haysta dhalashada dalalka Midwga Yurub ee ka Tirsanaa Daacish kuna jira xabsiyada Turkiga
from VOA https://ift.tt/2pVq32o
via IFTTT
Saturday, November 9, 2019
Turkiga oo Celinaya Muwaadiniinta Yurub ee Daacish
Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka
Barnaamijka Dhacdooyinka ee tooddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan qoddobo ay ku jiraan muranka baarlamaanka Puntland iyo siyaasadda Somaliland, ka dib eeddii ka timid Dr. Gaboose
from VOA https://ift.tt/36Id4lj
via IFTTT
Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha
Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaa soo jeedinaya Ibraahim Xasan Maxamuud (Daanduray) iyo Caasha Ibraahim Aadan (Cuud)
from VOA https://ift.tt/2ro21xi
via IFTTT
Subscribe to:
Posts (Atom)