Sunday, November 17, 2019

Alshabab Weeraray Deegaanka Calamada

Wararka naga soo gaadhaya degaanka Calamada oo u dhexeeya Muqdishu iyo Afgooye ayaa sheegaya in maleeshiyaad la tuhunsan yahay inay ka tirsan Al-Shabaab ay weerareen baabuur ay leeyihiin ciidamada amniga Soomaaliya oo maraysay jidka Afgooye

from VOA https://ift.tt/35bnaJW
via IFTTT

No comments:

Post a Comment