Hogaamiyaha sare ee dalka Iiran ayaa Axadda maanta ah taageeray go'aanka ay xukuumadda dalkaasi ku kordhisay sicirka shidaalka, wuxuuna ugu yeeray debedbaxayaasha arrintaasi ka carooday ee banaanbaxyada ka wada dalkaasi iney yihiin "burcad"
from VOA https://ift.tt/376vvjE
via IFTTT
No comments:
Post a Comment