Sunday, November 17, 2019

Boorama: Maxaabiis Baxsatay

Maxaabiis dhowr ah ayaa maanta la sheegay inay ka baxsadeen maxkamad ku taalla magaalada Boorama ee Gobolka Awdal, xilli uu halkaasi ka dhaceyey dhagaysigooda oo la xiriiray in rabshado ka dhacay magaalada Boorama saddex bilood ka hor ay ka dambeeyeen

from VOA https://ift.tt/377CU2l
via IFTTT

No comments:

Post a Comment