Thursday, November 21, 2019

Bandhigga VOA: Saameynta amniga ee shaqo helista dhallinyarada

Barnaamijka Bandhigga VOA-da waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhallinyarada iyo qaabka shaqo helista, iyo saameynta ay cabsida amni ku leedahay in la shaqaaleeyo dhallinyarada. Waxaa soo jeedineysa Falastiin Axmed Iimaan.  

from VOA https://ift.tt/2OwPa3Z
via IFTTT

No comments:

Post a Comment