Thursday, November 21, 2019

Shirka maal-gashiga Somaliland oo ka furmay Nairobi

Magaalada Nairobi waxaa maanta lagu qabtay shir looga hadlayay maalgashiga deegaanada Somaliland,  kaasoo ay soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Somaliland.

from VOA https://ift.tt/34bLvPq
via IFTTT

No comments:

Post a Comment