Tuesday, November 12, 2019

Bolivia: Anez oo sheegatay in ay tahay madaxweyne

Maxkamadda Dastuuriga ah ee dalka Bolivia ayaa Talaadadi ayidday in haweeneyda la yiraahado Jeanine Anez ay noqoto madaxweynaha kumeelgaarka ah ee dalkaasi.

from VOA https://ift.tt/2NJ3I1d
via IFTTT

No comments:

Post a Comment