Tuesday, November 12, 2019

Jimmy Carter oo qalliin lagu sameeyay

Madaxweynihi hore ee Mareykanka Jimmy Carter ayaa kasoo bogsanaya qalliin shalay lagu sameeyay, si looga fududeeyo cadaadis ka saarnaa dhanka maskaxda oo looga shakiyay inuu dhiig ku furmay, kaddib marki uu dhawaan dhulka ku dhacay.

from VOA https://ift.tt/350WhZ3
via IFTTT

No comments:

Post a Comment