Kooxda muqaawamada Falastiin ee Islamic Jihad ayaa maanta sheegtay inay joojisay gantaalladdi ay ku garaaceysay Israel, kadib markii labada dhinac ay gaareen xabad-joojin ay ka shaqeysay Masar. from VOA https://ift.tt/370mHM9 via IFTTT
No comments:
Post a Comment