Wednesday, November 13, 2019

Shir Lagaga Hadlay Biyo-galina Boorama

Kulankan waxa ka soo qaybgalay Wasiiro xukuumada Somaliland ka socda, Hayada UNICEF, maamulka Gobolka iyo masuuliyiinta shirkada Adeega Biyaha Borama ee SHAABA.

from VOA https://ift.tt/2KhvBuT
via IFTTT

No comments:

Post a Comment