Monday, November 11, 2019

Taliyaha Asluubta oo sharxay hadal aad loogu cambaareeyey

Dood weyn iyo cambaareyn ayaa ka dhalatay hadal laga soo xigtay taliyaha ciidamada Asluubta Soomaaliya Jeneral Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo tilmaamayey inaan dadka naafada ah looga baahnayn inay ka mid noqdaan ciidamada sluubta.  Ururrada u dooda xuquuqda dadka naafada ah ayaa aad u cambaareeyey hadalka taliyaha. Xuseen Barre Aadan ayaa la xiriiray taliyaha oo weydiiyey inuu sharraxo hadalka uu jeediyey? Xuseen ayaa sidoo kale wareystay Maxamed Cali Faarax oo ah guddoomiyaha Hay'adda Awoodsiinta Naafada Soomaaliyeed.  Hoos ka dhageyso labada wareysi.  

from VOA https://ift.tt/2Q7n4yD
via IFTTT

No comments:

Post a Comment