Monday, November 11, 2019

Taliyaha Asluubta oo sharxay hadal ay dhibsadeen naafada

Dood weyn iyo cambaareyn ayaa ka dhalatay hadal laga soo xigtay taliyaha ciidamada Asluubta Soomaaliya Jeneral Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo tilmaamayey inaan dadka naafada ah looga baahnayn inay ka mid noqdaan ciidamada sluubta. 

from VOA https://ift.tt/2Kbd2J8
via IFTTT

No comments:

Post a Comment