Monday, January 6, 2020

Aqoonsiga askarigii lagu dilay Manda Bay oo la shaaciyey

Qoyska askari Maraykan ah oo ku dhintay weerarkii shalay ka dhacay Manda Bay, ee ay qaadday kooxda Al-Shabaab ayaa xaqiijiyey geerida askarigaasi.

from VOA https://ift.tt/2FqwRcu
via IFTTT

No comments:

Post a Comment