Sunday, January 26, 2020

Somaliland oo Bilowday Diiwaangelinta Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Somaliland ayaa bilawday diiwaangelinta dadka qaxootiga ah iyo kuwa magan-gelyada ku jooga magalooyinkeeda, iyadoo howshan ay qabanayso hay'adda Somaliland u qaabilsan qaxootiga iyo barakacayaasha.

from VOA https://ift.tt/2TXdMao
via IFTTT

No comments:

Post a Comment